Waxay Si Khalad Ah U Xidhnayd Muddo 17 Sano

0
377

Dalka maraykanka Qaadiga Gobolka Californiay ayaa amar ku bixyay in jeelka laga sii daayo gabadh halkaasi ku xidhnayd maalintii Khamiista. Gabadhan ayaa loo haystay tuhun ah inay geysatay dil aan ula kac ahayn.
Sida ay qortay wargeyska Losangelis waxa qaadiga arintani u cadaatay ka dib markii la ogaaday in gabadhan markhaati been ah lagu furay.  Gabadhan oo la xidhay 1998 ayaa lagu tuhmay inay dishay ninkeedii. Maxkamada ayaa u cadaysay ehelkii gabadhan oo 59 sano inay laga bixin doono magdhow khaladkan.

Leave a Reply