Dhakhtar Dawo Beena Ah Qaybiyay

0
481

Gobol ku yaalla Dalka Maraykanka ayaa nin dhakhtar  ah oo u dhashay dalka labnaan uu qirtay inuu si ulkas  ah dadka qab xanuunka kansarka uu siin jiray dawooyin kimiko oo dhibaato u keenaysa  bukaanka, isagoo kaga qaadan jiray lacag badan.  Dhakhtarka ayay u suurta gaashay inuu ku helo dariiqdan xun ee bilaa naxariist ah lacag 35 malyuun oo doller. Warbxinta ayaa sheegtay in dad gaadhaya 12000 qof uu arintaasi ku sameeyay taasi oo in badani ay u dhinteen dawooyinkaasi beenta ah ee uu siin jiray. Garayqaanka ku soo ogaya kiiska dhakhtarkan ayaa codsaday in lagu qaado xabsi daa’in.

Leave a Reply