Khudradii Ugu Cuslayd Ee La Soo Bandhigo

0
486

 
Laba wiil oo walaalo ah oo u dhashay dalka Ingriiska ayay usuurta gashay  inay soo goostaan geedka Ubada loo yaqaan oo ay beerteen,  kaasi oo miisaankiisu gaadhay 1900 Rodol ama 700 Kg.
Labad wiil oo mataano ah ayaa jebiyay qiyaastii hore dunida ugu taalay oo ahayd khudaartii ugu cusluyad ee la soo gooyo oo miisaankeedu ahaa  1520 Rodol.  Mataanahan ayay da’adoodu tahay 53 sano. Waxaana ay ku gashay khudradii ugu cuslayd ee la soo gooyo dalka Ingiriiska.
 

Leave a Reply