Safarada Dayax Oo La Bilaabayo

0
410

Mid ka mid ah shirkadaha Ruushka  ee hawada sare ayaa baahisay in sanadka 2018 ay bilaabi doonaan safaro lagu tegi doono Dayaxa dushiisa.
Shirkadan ayaa sheegtay inay wakhtigaasi dhamasytiri doonto Dayax gacmeed lagu magacaabo Soyors oo ay dadku u raaci doonaan Dayaxa.  Shirkadda ayaa sheegtay in safarkan oo noqonaya mid ku dhib badan dadka aan hore u marin, ay shirkadu dadkaasi rakaabka ah siin doonto tababar 10 maalmood ah,  si ay ugu adkaystaan safarka hawada sare oo dhibta leh.  Dayax gacameedkan ayaa la sheegay in muddo lix maalmood ah ku qadaan doonto safarkani.

Leave a Reply