Weriye La Erayay Markuu Khalday Magaca Madaxweynaha

0
403

Mid ka mid ah Masuuliyiinta waaweyn ee dalka Hindiya ayaa cadeeyay in shaqadii laga eryay  gabadh weriye ahayd oo ka tebisa warka TV-da maxaliga ah ee dalkaasi.
Eriga gabadhan ayaa ka danbeeyay ka dib markii ay si khalad ah ugu dhawaaqday magaca Madaxweynaha dalka Shiinaha She Jiin Biing oo booqasho ku joogay Hindiya.  Weriyaha gabadha ah  ayaa ugu dhawaaqday  She Jiin Biing 11aad , iyadoo weedha Biing ay u taagnayd marka horeba 11aad , marka la eego luqadda Roomaanka ee fog.  Taasi oo laga soo qaaday in aanay aqoon ay war iyo macluumaad ku tebiso lahayn.

Leave a Reply