Dagaal Dhex Maray Shabeel Iyo Waraabe Gaajaysan

0
464

Shabeel ugaadhsaday Dameer dabedeed , isla markaana cunaya ayuu ku soo weeraray waraabe gaajaysani taasi oo aan hore caadi u ahayn laakiin loo malaynayo inay Waraabaha ku keliftay isagoo gaajo aad ahi ay haysay.
 
Waraabahan ayaa isku deyay inuu ka qaado shabeelka bakhtiga dameerka uu dilay, tani oo ka dhacday dhulka kaymaha ah ee Koonfur Afrika.
Nasiib daro  waraabaha umay suurtagelin inuu iska celiyo shabeelka, dagaalkaasina wuu ku dhamaaday isagoo kala kulmay khasaaray.

Leave a Reply