Gabadh Tuug Si Yaab leh U Qabatay

0
463

Tuugta ayay iska caadi tahay inay dhacaan gurayaha, meheradaha iyo meel kasta oo suurtagal u ah.  Gabadh Maraykan ah oo shaqadii ku maqnayd ayay gurigeedii laba tuug usoo dheceen.
Waxase yaab lahayd inay gabadhani guriga ku xidhay kamaradaha ilaalinta oo aan u muuqan tuugta kuna xidhan Tv-ga xafiiskeeda yaalay.  Gabadhan ayaa iyadoo shaqada joogta aragtay labada tuug ee gurigeeda hadba dhinac u socda oo meel kasta baadhaya. Ka dibna Waxay la hadashay Booliiska iyadoo siisay cinwaaka gurigeeda. Booliiska ayaa labad tuug oo aan is ogayn ku dhex qabatay guriga.
 

Leave a Reply