Markii Ay Bogsan Waayeen Ayay Nafta Ka Jartay

0
433

Booliiska Talyaaniga ayaa gacanta ku dhigay gabadh kalkaaliso caafimaad ah, oo lagu tuhmay inay si ukas  ah u dishay tobanaan ka mid ah bukaanada ay dawaynaysay.
Sida la cadeeyay waxay gabadhani dishay kooxo bukaank jiif ah oo laga quustay inay bogsadaan.  Kalkaaliso Daniela Poggial ayaa  ka shaqaysa mid ka mid ah Isbitaalada ku yaal Magalaada Rafiana ee dalka Talyaaniga.  Warbixinta ayaa sheegtay inay  siin jirtay  irbadaha Potassium chloride  oo ka badan inta qofka caadiga loogu talagaly taasi oo keenta in wadanuhu shaqada joojiyo. Gabadhan oo 42 jir ah ayaa lagu eedaynayaa inay qudha jartay 38 qof oo bukaan ah.    (Daily Mail 17/10/2014).

Leave a Reply