Cananiska Oo Dawo U Noqday Beerka

0
447

Cilmi baadhayaal Maraykan ah  ayaa soo bandhigay sida uu geedka Cananisku uu waxtar ugu leeyahay  Halbawlayaasha jidhka.
Sida warbxinta lagu cadeeyay Canansaka ayaa waxtar weyn u leh Beerka iyo Beeryarada oo uu ka ilaaliyo bararka iyo adakaanshaha.warbixnta caafimaad waxa kale oo cadaysay in dawladda Maraykanku ay xoojisay beertitaanka cananska,  Sida la cadeeyayna Cansaska waxa ku jira Vitamenda B, C iyo A iyo macdan kale oo badan.

Leave a Reply