Rumaanka oo Unugyada Maskaxda Dawo u noqday

0
441

Geedka Rumaanka ayaa dawo ka noqday bararka ku yimaadda unugyada maskaxda sida ay  cadeeyeen koox ka tirsan Jaamacadda Huddersfield ee dalka Ingriiska.
Koox khubaro gaar ah oo jaamaacdda ka tisran ayaa baadhis ku sameeyay midho ka mid kuwa Rumaanka , kuwaasi oo si rasmi ah u cadeeyay inuu unugyada maskaxada ka sakow uu waxtar weyn u leeyahay meelaha laabatooyinka jidhka .
Sida warbixintu cadaysay Romaanka ayaa ah waxa keliya ee ay wakhtigan si weyn u isticmaalan dhakhaatiirta  ku shaqada leh unugyad iyo muruqyada jidhka.

Leave a Reply