Fariinta Wasaarada Xanaannada Xoolaha Somaliland

0
443

Wasaarada xanaanada xoolaha Somaliland. Ayaa soo saartay fariin ku aadan isticmaalka weel caanaha kaasi oo ay ka bulshada uga digtay isticmaalka caagadaha caanaha lagu kaydsado, waxaana dadwaynaha Somaliland ku boorisay inay isticmaalaan joogag nadiif halkii ay hore uga isticmaali jireen caagado.
Fariinta  wasaarada xanaanada xoolaha ayaa ay muhiimahdeedu tahay sidii bulshada u heli lahayd caano nadiifa oo saxada waxu-dhimayn.
 

Leave a Reply