Gabadh Maxkamadda Ka Codsatay In Ninkeeda Laga Furo

0
376

Gabadh u dhalatay dalka Sacuudiga ayaa ka codsatay qaadiga inuu ka furo ninkeeda. Gabadhan ayaa ninkeeda ku eedaysay in caado joogto ah ka dhigtay daawashada filimada. Waxayna sheegtay inay muddo badan ka waanisay hasa yeeshee uu arinkaasi joojin waaayay.  Gabadhan ayaa sheegtay inay ka baqayso in caruurteeda oo ah kuwo edeb leh ay akhlaaqadu ka xumaato, marakay arkaan dhaqanka Aabahood oo si joogto ah u daawanaya filimada. Sidaas awgeedna ay rabto in aanay meel kuwada noolaan oo ay kala tagaan madaama uu iska dayn waayay shaqadan xun.
 

Leave a Reply