Libaax Ka Aargoostay Gooshiisa

0
478

Aargoosiga ayaan ahayn mid ku kooban aadamaha oo keliya laakiin waa mid ay xayawaanku la wadaagaan.
Beer lagu dhaqo xayawaanaadka ayaa Libaax ku jiray uu dilay gooshiisa ka dib markii uu uga shakiyay inay khiyaamo samayso.
Sida uu qoray wargeyska Daily mail , Libaax ayaa ka cadhooday in goosha beerta dhexdeeda mararka qaar la ciyaarto libaaxyo kale. Waxaana la sheegay inuu luqunta kala jebiyay , ka dibna miciyaha ku dilay ilaa ay ka dhimatay.
Muuqaal Vedio oo laga duubaay ayaa la soo bandhigay iyadoo kooxdii beerta ilaalinaysay ay biyo u adeegsadeen si ay uga qabataan libaaxa shebega ku jiray Goosha laakiin  taasi waxba kamay suuratagelin.

 

Leave a Reply