Gaadhi Ambalaas Oo Shil Geystay

0
389

Wakalaada wararka China ayaa faafisay muuqaal Video ah oo muujinaya gaadhi kuwa gargaarka degdeg ah oo shil uu galay ku burburiyay gaadhi yar oo kale. Muuqalka ayaa muujinaya gaadhiga gargraaka degdeg ah oo ku socda xawaare aan xad lahayn , inuu iska dhaafay nalalka kala haga gaadiidka, taasina ay sababtay inuu shil halis ah geysto.
Shilkan ayaa dhaawac ka soo gaadhay dadkii la socday gaadhiga yar, kuwaasi oo ay qarkood dhaawacoodu yahay mid halis ah. Waxaana loogu yeedhay gaadhi kale oo ah kuwa gargaarka deg deg ah. Iyadoo wadayaasha gaadiidkan loo sheegay inay sameeyaan taxadar  marka ay soconayaan.

Leave a Reply