Japan: Bisado Dalxiis Ku Ah

0
410

Barta Internetka ee Galat ee dalka Japan ayaa lagu baahiyay inay dalkaasi dalxiis ku yihiin laba bisadood. Labadan Bisadood oo lagu kala magacaabo Melan iyo Deushi ayaa qoorta loo geliyay aqoonsiga lagu garto dadka dalxiisayaasha ah.
Boggan ayaa soo bandhigay labadan bisadood oo sita laba shanadood marka ay wareegayaan suuqyada si ay uga bogtaan muuqaalkiisa, laakiin bogga laguma cadayn dalka ay bisadahani ka yimaadeen. Bisadahan ayaa loola dhaqmaa sidii dalxiisayaasha oo kale.
 

Leave a Reply