Stasi: Saldhig Halis Ah Oo Shuuciyadu Dhistay

0
422

Muddo haatan laga joogo 25 sano ayuu burburay gidaarkii Berlin ee kala qaybiyay Jarmalka. Laakiin Jaramlku weli may ilaawin saldhigyadoodi ku yaalay dhinac miyiga ee fogaa, iyo dhulka kaynta dhexdiisa ah ee Jarmalka Bari kuwaasi oo ay lahaayeen Gaashaanbuurtii shuuciga ahayd ee Warsow.
Koox ka mid ah ciidamada Jarmalka ayaa booqda saldhiga Stasi  ee ay lahayd shuuciyadda burburtay ee Jaramlak Bari, kaasi oo ah saldhiga halis oo dhul kayn ah oo hoose ku yaalay.
Ciidamad ayaa xidha dharka dagaalkii labaad waxayna halkaasi ku qaatan casharo tababar iyo xusuus dheer leh. Waana halkii ay ku bixin jirtay tababarada shuuciyadii burburtay.
 

Leave a Reply