Duuliye waday dayuurad rakaab ayaa qaar ka mid ahi rakaabka dayuuradda u sheegay inay ka degaan dayuuradda madaama uu miisaankoodu culus yahay.
Duuliyaha ayaa sheegay in aanay dayuuradda suurtagal u ahayn duuli karayn iyagoo dadkan buurbuurani fuushan yihiin.
Duuliyah ayaa cadeeyay inay tani gaar u tahay duulimaadyada hawada oo ku xidhan miisan, oo aan la ogolayn miisaanka ay dayuuradii ku duuli karto wax ka badan.
Wargeyska Dail mail ayaa qoray in duuliyaha ay ku qaadatay saacad ku dhowaad sidii ugu qancin lahaa rakaabkan buurbuuran inay dayuuradda ka hadhaan.
Dayuurdan oo ka duulaysay London una socotay magaalada Malga ee dalka Spein ayaa ahayd dayuurad Airbus oo qaada rakaab dhan 319
Ugu danabystii duuliyihii ayaa ku guulaystay inuu ku qanciyo dadkii buurna oo dhamaa 10 qof inay ka degaan dayuurad loona celiyo 250 oo ay hore u bixyeen.