Dardaarankii Cali Binu Abu-Daalib (Rc)

0
498

Cali Binu Ab-Dalib Alle ka-cabsigiisu waxa gundhig u ahaa  Eraydiisan: “Rajooyinka fogi Aakhirada ayay ku ilowsiinayaan, Hawada raacideeduna    xaqa ayay kaa dabooshaa.
War dadoow adduunyo waa sii socotaa, Aakhirana way soo socotaa, mid walbaana carruur bay leedahay, marka ku dadaala inaad ka mid noqotaan carruurta aakhiro, oo ha ka mid noqonina carruurta aduunyo.
Maanta waa maalin-camal oo xisaabi majirto, barrina waa maalin-xisaab oo camal majiro” Kitaabka Safwa.

Leave a Reply