Waxay ku Guulaystay 1 Milyan Oo Doller

0
421

Dalka Maraykanka Kalkaaliso caafimaad ayaa ku guulaystay lacag abaal marin ah oo dhan hal milyan oo doller kadib markii ay ku guulaysatay tartan dhinaca cuntada ah  oo ay qabatay shirkadda Leisa ee Maraykanka.
Shirkadan aya tartanka u qabatay in baradhada laga sameeyo cunto nafaqo leh, taasi oo ay ku xidhay shuruudo.  Gabadhan aya ku guulaystay markii ay Sinjibiil, baradho iyo geedo kale u adeegsatay  samaynta cunto cusub oo nafaqo leh aadna ay dadka u jeclaadeen. Cuntada ayaa noqon doonta mid waxtar  iyo nafaqo badan yeelan doonta.Tartanka ayay ka soo qay galeen 14 kun oo qof.   Shirkadda ayaa cuntadan ka dhigtay mid suuqa la geliyo oo la moodgareeyo.
 

Leave a Reply