Doorashada Barazil ee Tartanka Madaxweyne

0
404

Dadka reer Brazil ayaa dhiibanaya codkooda wareegii labaad ee doorashada madaxweynenimada. Doorashada ayaa la filayaa inay tahay mid aad isugu dhow sanado badan.
Madaxweyne Dilma Rousseff, oo ka tirsan xisbiga shaqaalaha ayaa waxay la tartamaysaa Aecio Neves, oo ahaan jiray gudoomiye gobol kana tirsan xisbiga (Social Democracy).
In wax laga qabto dhaqaalaha Brazil oo ah kan ugu wayn koonfur Amerika ayaa ah waxa ugu wayn ee horyaala labada musharax.
Wariyaha BBC ayaa sheegaya, inay muhiim tahay codka dadka dhaqaalahoodu uu dhexdhexaadka yahay ee degan koonfur bari Brazil ee ay warshadaha ay ku yaalaan.
 

Leave a Reply