Haddii Aad Xeebta Kalluun Ka Weydo, Maxaad Samayn Lahayd?

0
411

 
Deegaanka Galle oo ku yaalla koonfurta dalka Sri lanka ayaa waxaa si weyn dadka kalluumaysatada ah ay u raaceen maskaxda uu keenay mid ka mid ah dadka deegaanka.
Kalluumaysatada oo dhib badan ku qabay in ay xeebta kalluun ka helaan ayaa gudaha badda ka samaystay qoryo lagu dhex taagay badda ka dibna wey fuulaan si ay kalluun uga helaan.
Muhiimada ka dambaysa Sawirka ayaa ah in Soomaalidu ay leedahay xeeb dheer, isla markaana aanay aqoon sida ay uga faa’iideysan lahaayeen khayraadka ku jira.
Caqliga ayaa waxaa uu Alle dadka usiiyay in ay ku fikiraan ka dibna ay sameeyaan wax kasta oo ku wanaagsanaanaya in noloshooda ay ku helaan si wanaagsan.

Leave a Reply