Ruushka Oo Sameeyay Hub Halis ah Oo Maraykanka Cabsi Geliyay

0
396

Khubarada iyo saynisyahada wershadah hubka sameeya iyo xarumha cilmi baadhista ee dalka Ruushka ayaa soo saaray hub si ba’an wax u baabinaya kaasi oo ay si dhamaystiran u isticmaali doonaan ciidamada Ruushka sanadka 2020-ka.
 
Ujeedada u weyn hubkan ayaa lagu sheegay inay tahay sidii looga hortegi lahaa in ciidanka Ruushka uu soo gaadho waxyeelo halis ah.
Warbixinta ayaa sheegtay in hubkan loo adeegsan doono dhulka iyo hawadaba.
Ma jiraan warar intaasi ka badan oo laga soo saaray noocyada hubka iyo iyo qaabka u loo adeegsanyo ee halista ka dhigay.
Dawladda Maraykanka iyo saxiibadeed ayay cabsi gelisay hubkana cusub ee la shaaciyay.

Leave a Reply