Ruushka: Salaad lama Tukan karo Iyadoon Dawladu Ogolaan (Sharci Cusub)

0
344

Hay’adaha Dawliga ah ee Dalka Ruushka ayaa ka shaqaynaya sharci cusub oo muslmiinta ku soo rogaya inay soo codsadaan Tukashada salaadda ka hor inta aanay wakhtigeeda gaadhin gaar ahaan salaadaha Jimcaha iyo Ciidda.
Madaxaweynaha Ruusha Flamedir Putin ayaa isna la sheegay inuu sexeexay qanaanunkan cusuriga ah ee muslimiinta aan loogu ogolayn inay tukadaan salaad aanay fasax u haysan.
Muslmiinta Dalka Ruushka ayaa ka muujiyay cadho qanuunkan cusub, iyagoo hay’adaha Muslmiinta ahna ka dalbaday inay u dhisaan masaajido si aanay ugu tukan dariiqyada iyo goobaha caamka oo aan loo ogolayn.

Leave a Reply