Caafimaadka Caruurta iyo Caanaha Naaska

0
379

• Caanaha naasku waa waxa ugu wanaagsan ee ilmaha lasiinkaro
• Ilmaha waa in aad siisid caanaha naaska kaliya ilaa uu gaadho afar (4) bilood; haka joogin
naaska ilaa uu cunugaagu gaadho ugu yaraaan sanad jir.
• Cuntada adag ama calaaliska waxaad ugu bilowdaa marka cunugu gaadhdo afar ilaa lix
• Marka aad cunto cusub u bilaabayso ilmaha, mid kaliya sii dhowr cisho ilaa uu barto
kabacdi mid cusub u bilow.
• Hakuseexin cunuga isaga oo jaqaya misaasada waayo waxay ka halaynaysaa ilkaha.
• Caruurta naaska jaqdaa wayka cuduryartahay kana saxo badantahay caruurta cabta
caanaha kale.

Leave a Reply