Fadliga Soomka Maalinta Caashuura

0
677

Soonka maalinta Caashuura oo ah maalinta 10 naad   ee bishan Muxaram ee aynu ku jiro, waa mid aad u khayr badan , Saxaabiga Abii-Qatat (rc)  ayaa xadiiskan ka weriyay Rasuulka
 
“Rasuulka (sc) ayaa la wediiyay soomka Caashura, wuxuun yidhi waxaan Allah kaga ajar dalbayaa inuu ku dhaafo dembiga sanadkii hore”
 
Waxaana fiican in maalinta ka horaysay ama ka danbaysa la raaciyo.
Maalintan waxa Allah (sw) fadligeeda inoo nooga dhigay soonkeeda dambi dhaaf sanad oo dhan.Waxa wanaagsan in qof kastaa ka faa’idaysto maalintaasi.
Allah hanaga dhigo kuwii laga aqbalo camalkooda kiisa wanaagsan.

Leave a Reply