Wiil Yar Oo Codsanaya In Waalidkii Dil Lagu Qado

0
372

Wiil yar oo u dhashay dalk Ciraaq ayaa doonaya in dil lagu qaado waalidkii oo ah Aabihii iyo gabadh xaaskiisa ah oo aan wiilka yar dhalin.  Wiilkan yar oo deganaa magaalada Karkuuk ayaa booliisku xidheen abihii iyo gabadhiisa ka dib markii ay ku xadgubeen wiilkan yar iyagoo aad u  garaacay  isl amrkaan ka eryay eryay guriga.
Dadka jaarka ah aya wiilkan oo dhiig ka da’ yo usoo qaaday dhinaca dhakhtarka. Wiilkan oo da’diisu tahay 8 sano aya lagu daweeyay dhakhtarka magaalada Karkuuk.  Wiilka yar  ayaa codsaday in sidii ay u galeen Aabaihii iyo gabadhiisu ay tahay in iyagana loo ciqaabo oo loo dilo.  Wiilka aya sheegay in aanu aqoon hurdo dhadhankeeda waayo ayuu habeenkii ayay I garaaci jireen iyagoo hurdada iga toosiya. Ka dibna debeda ayay ii saari jireen.  Wiilkan aya sheegay inuu xasuusto hooyadii oo dhimatay dhawr sano ka hor.

Leave a Reply