Waxa la Xidhay Markii Telefoonkiisu Soo Dhacay

0
391

Maxkamad ku tal dalka Masar oo dacwad qaadaysay maalintii Arbacad ahayd ee 29/10/2013,  aya kaaliyihii garsooraha telfoonkiisa gaarka ahi soo dhacay iyadoo dacwadda la qaadayo. Garsooraha aya aad uga cadhooday qaladka uu sameeyay kaaliyihiisu isla markiiba waxa uu amray in la xidho mudo 24 saacadood ah. Askarta ilaalada ee maxkamada ayaa markiiba kexeeyay , isla marakaana xidhay isagoo mudadaasi ku xidhay xabsiga.
 
 

Leave a Reply