Ilmo Laba Wadne ku dhashay

0
401

Dalka Masar  Isbitaal ku yaal waqooyiga Caasimadda Qaahira ayay gabadh Masari ahi ku dhashay ilmo aan hore noociisu ugu dhalan Isbitaalkan.
Ilmahan oo leh laba madax laba wadne iyo saddex dhudhun ayay dhakhaatiitu sheegen inay ahaayeen mataano aan si fiican ukala bixin , taasi oo keentay inay isku noqdaan ilmo keliya oo leh qayb badan oo isku eeg sida madax , wadanah iyo dhudhumad.
Wasaaradda caafimadka ee Masaarida ayaa sheegtay in Ilmahan loo qaaday isbitaal caruurta gaarka ah si xaaladiisa loo eego sida wax looga qaban karo.  Halkaasi oo lagaga qaaday gaadhi gargaraka degdeg ah . Dhakhaatiirta ayaa go’aamin doonta in lagu samayn karo qaliin iyo in kle
( Alyoum 02/11/2014).

Leave a Reply