Jeelka La Sheegay Inay Jiman Degan Yihiin

0
358


Xabsi ku yaal dalka Maraykanka bariga Californiya ayaa laga sheegay warar argagax iyo cabsi leh.  Xabsigan ayaa dadkii ku xidhnaa laga daad gureeyay  ka dib markii ay, maxaabiistu oo ka cabatay in habeenkii ay maqlayaan codad cabsi leh.
Waxa kale oo dadka soo booqda maxaabiisatani ay sheegeen inay maqlaan codad aan la fahmi Karin , isla markaana aan la garan Karin halka uu ka soo baxayo, kuwaasi oo cabsi ku riday maxaabiista oo seexan weyday iyo ciidanka xabsigaba.
Waxaana la sheegay in loo malaynayo in Jin uu degan  yahay Jeelkan. Jeelkan ayaa laga dhigay goob bakhaaro.   ( Everdaynews 01/11/2014).

Leave a Reply