XEERKA DARYEELKA XOOLAHA QARANKA

0
404

Annagu dadka Somaliland, waxaanu rumaynaynaa in si bini aadinimo loola dhaqmo dhamaan xoolaha la dhaqdo annaga oo qorsheynyna si loo fuliyo mideynta iyo habeynta xeelad oo daryeelka xoolaha ku saabsan wadan ahaan. xeerkani wuxuu ku turjumayaa aragti iyo ahmiyadao ee khusaysa dhamaan socodka nolash dadka kuwaas oo wadaaga hadaf caadi ahaan ilaalinaya oo hori marinaaya daryeelka xoolaha.
Xeerkani waxa soo saaray Wasaarada Xanaanada Xoolah ee Solaliland, taasoo ka caawiyaan komishanka reer yurub ee mariinada horumarineed iyo qaybahaa ee mashruuca ganacsiga iyo suuq gaynta xoolaha soomaliyeed. Dawlada Somaliland waxay mar kasta bilaabaysa sidii loo dhisi lahaa kaabayaash muhiimka ah ee looga baahan yahy si loo fuliyo  heerar lagu hore marinaayo daryeelka xoolaha.
Ku taageerista is gaadhsiinta jirta, waxbarasho iyo toobabaro kor loogu qaadayo wacyi galinta daryeelka xoolaha iyo ahmiyada dhaqashada xoolaha, suuq qaynta iyo ganacsigooda waxaanu fahansanay in dhaqan galinta daryeelka xooluhu uu u baahanyahy wehel xoogan oo ay ka dhaxayso shaqo badani dhamaan heerarka dawladeed ee wadan iyo buulshada caalamaka sidoo kale waxa waliba uu ku fiican yahay oo sanqadh tijaabo daryeel leh si wayna wax tar ugu leh dhaqashada iyo wax soo saarka  tayaysan oo u danaynaya macmiisha xoolah Somaliland.
GOGOL DHIG
Xeerkan daryeelaka xoolahu wuxuu tilmaamaya balanqaadkayaga dhinaca daryeelka xoolaha ogalaanmaayo oo kaliya inuu na waafajiyo shuruucda caalamiga ee xafiisyada caalamiga ee cudurada faafa{O I E} senetary.and phytosanatery stander{sps} baadi sooca iyo heerarka daryeelka xoolah laakiinse wuxuu awood siinayaa in xoolahayaga iyo wax soo saarkoodu ay dhabo ugu heli lahaayeen suuqyada caalamaka.
Soomaliland waxay rumaysan yihiin in ay dhamaan xooluhu ay caafimaad qabaan ayna waliba asal qiimo lee yihiin waxa kale oo sidoo kale rumaysanahay in uu jiro xidhiidh aad u sokeeya oo ka dhexeeya daryeelak xoolaha iyo caafimaad xoolaha iyo wax soo saarka.
 

Leave a Reply