Qaabkee Ayay Xayawaanadu U Seexdaan?

0
404

Sawiro laga qaaday beeraha lagu xanaaneeyo xayawaanada ayaa soo bandhigtay inay dhamaan xaywaanadu ay yihiin kuwo seexda, iyagoo isla markaana ahaa kuwo xagga hurdad ku kala duwan oo qaarkood ay hurdo badan seexdaan sida Maska iyo Libaaxa, halka kuwo kalena ay inyar seexdaan. Waxaase la ogaaday inay badankooda ka midaysan yihiin xagga fooojignaanta inkasta oo ay u hurdaan.

Leave a Reply