Isbitaal ku yaal magalaada Toliga ee dalka Usterliya ayaa ah mid si gaar ah u ilaaliya, xanaaneeya isla markaana u daweeya xayawaanada yar yar ee kala dawan. Sawiradn waxay muujinyaan sidii uu Isbitaalkaasi u xanaaneeyo Fiidmeer yaryar isla markaana u siiyo cunto iyo hu qabawga ka celiya.