Cape Town: Magaalada Dilka Iyo Tuugada

0
353

Magaalada Captwon ee Koonfur Afrika ayaa ka mid ah tobanka magaaloย  ee dunida ugu amaank xun. Falalka dilka ah ee ka dhaca magaaladaasi ayaa gaadha 6% sanadkii, iyada oo kuwa isku day dilka ahina lagu qiyaasay 6.5% . Dhinac tuugada guryaha ayaa gaadhaysa 3.6%ย  sanadkii, halka tuugada baabuurtuna ay tahay 5.4%. Denbiyada la xidhiidha mukhaadaraadka aya iyana gaadhaya 13.5%.
 
 

Leave a Reply