Jeel loo Bedelay Huteel Casri ah

0
414

Dalka Holand Jeel weyn oo la dhisay 1862 , ayaa loo bedelay Hutel, jeelkan oo ka koobana 150 oo dadka lagu xidhi jiray ayaa loo bedelay 150 qol oo kuwa raaxda ah. Huteelkan aya loo bixiyay hutelka 5ta xidigood ( five Star Hutel).

Leave a Reply