Indonesiya: Caado Dhib Badan Oo Aroosadda Loo Sameeyo

0
392

Dalka Indoniisiya qayb ka mid ahaa ayaa leh caadooyin dhib badan oo dhinaca guurka ah. Caadadan ayaa ah in Inanta habeenka la hoynayo aanay haba yaraatee dhulka taaban , marka ay gurigood ka soo baxayso ilaa inta ay soo gaadhayso guriga arooskeeda. Si arintaasi ay u hirgashona waxa Aabaha inanta dhalay khasab ku ah inuu xambaaro, dhabarkana ku qaado inantiisa si uu u gaadhsiiyo guriga arooskeeda inkasta oo uu gurigu fog yahay.

Leave a Reply