Madax Iyo Lugo Bani’adam Oo Laga Soo Saaray Calool Nibiri

0
383

Koox ugaadhsato ah oo dalka Filipin u dhalatay ayaa ka soo saaray caloosha Nibiri weyn madax iyo lugo qof  banii’aadam ah. Ugaadhsatadan oo degan jasiiradda Bool ee dalkaasi aya qabashada Nebirigan dhib badan kala kulmay. Sida lagu daabacay wargeys ka soo baxa dalka Rushka labadan nin oo lagu magacaabo Poido iyo Gorgi ayaa sheegay in Nibirigan dhererkiisu ahaa in ka badan 5 mitir isla markaana uu miisaankiisu gaadhay  hala ton badhkii. Waxayna intasi ku dareen in markii ay calooshiisa dilaaciyeen ka heleen madax iyo lugaha Aadamiga, taasina ay naxdin ku noqotay

Leave a Reply