China : Wiil Dhashay Isagoon Wejiga Indho Ku Lahayn

0
649

Dhakhaatiirta China ayaa cadeeyay inay ku fashilmeen inay indho u jeexaan ilmo yar oo dhashay isagoon wejiga labadii indhood ku lahayn.
Dhakhaatiirta ayaa isku dayday  inay haragga wejiga oo ay  ka muuqdeen indhihii ay camaliyad ku sameeyaan , laakiin taasi ayaa ku dhamaatay natiijo la’aan iyagoon ka helin indhiihi  ilamah yari uu baahnaa ee uu wax ku arki lahaa.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here