Farance: Goussainvil Magaalo Laga Guuray

0
400

Magaalada Goussainvill ee dalka Faransiiska ayaa gebi ahaanba noqotay mid laga guuray oo aan qofna deganayan. Magaaladan ayaa Caasimadda Paris u jirta 20 km oo keliya.
Goussainvill ayay ka guuristeedu bilaabantay markii laga dhisay Madaaraka weyn ee Sharl Digool, kaasi oo dadkii magaaladaasi ku keenya wareer iyo guux diyaaradeed oo ay  u adkaysan waayeen.  Xukuumadda dalkaasi ayaa dadkii degenaa siisay magdhaw si u dhistaan magaalooyinka kale.   Magaaladan oo cidla noqotay ayay ku dul burburtya dayuurada Concord ah oo siday 200 rakaab taasi oo ku dul dhacday dugsi ay caruurtu wax ku baran jirtay markii la degenaa. Rakaabkii dayuuradda ayaa gebi ahaanba ku dhintay.

Leave a Reply