Xayawaan Cusub Oo Cabsi Abuuray

0
432

Dadka degan magaalada Shishiyang ee dalka China ayaa si kedis u arkay deegaankooda xayawaan aanay hore u arag oo cabsi badan ku abuuray. Dadka arkay ayaa sheegay in xayawaanku  u eeg yahay  Harimacadka, kaasi oo timo badan leh, balse uu k afdheer yahay. Dadka ayaan cadayn Karin inuu yahay mid dadka u badheedhaya inuu cuno iyo inkale, iyagoo sheegay inay ka carareen markii ay indhaha ku dhufteen.
Kooxaha baadha xayawaanka duurjoogta ah ayaan ilaa hadda ku guulaysan inay aqoonsadaan xaywaankan, iyo inuu yahay mid dadka iyo deegaankaba dhib ku keenaya.

Leave a Reply