Maxaad ka taqaanaa 10 basaboor ee Caalama Ugu Awooda Badan?

0
387

Wadamada iyaguna u jira kaalinta labaad ayaa waxa kamid ah wadamada UK, Germany, Denmark, Luxembourg, waxaanay awoodaan dadka sita basaboorkaasi inay maraan wadamo badan oo tiro ahaan gaadhaaya ilaa 172 wadan,kuwaas oo ay ku marayaan bilaa Visa.
Wadamadan ayaa ah kuwo intooda badani ku yaala qaarada Yurub,iyada oo dalalka bilaa Visaha lagu mari karona ay ku jiraan wadamo Afrika iyo Carabaha ku yaala intaba.
Waana wadamo awood badan oo dhaqaale ku leh qaaradaasi kuwo badan oo kamid ahi,halka kuwo kalena yihiin kuwo samayn siyaasadeed ku leh caalamka,gaar ahaana qaaradaha ay kamidka yihiin.
Lasoco…….
 

Leave a Reply