Chile: Dagaalka Waalida Iyo Kibirka Ah Ee Tamaandhada

0
392

Dalka Chile waxa sanad kasta lagu qabtaa dagaal caado ah oo lagu dagaalamo Tamaandhada. Dagaalkan ayaa ujeedadiisu tahay madadaalo iyo in dadka laga qosliyo. Tamaandhadan ayaa la siku shiidaa, laguna dhex legdemaa. Waxase aad u cajiib ah in Tamaandhada halkaasi lagu khasaariy ay noqto sanadkii 50 Ton  oo dhiganata  5000 KG.

Leave a Reply