Hooyadii Computerka: Gabadh Taariikhada Computerka Wax Ka Bedeshay

0
395

Grace Murry Hopper ( 1906- 1992) waxay ahayd gabadh taariikhada Computerka wax weyn ku soo kordhisay. Waxay u dhalatay dalka Maraykanka waxay ka shaqayn jirtay jaamacadda Harvad.  Grace waa gabadha curisay luqadii u horaysay ee computerka barnaamijka Cobol, kaasi horumarisay adeegsiga Computerka. Waxa kale oo ay soo saartay  in ka badan 50 baxsi oo culuumta Computerka. Grace Waxay aqoonta ka gaadhay ilaa heer  Phd. Shaqadana waxay ka fadhiistay 1986, iyadoo wakhtgaasi 80 jir ahayd. Grace ayaa dhimatay sanadkii 1992-kii. Wakhtigaasi oo loo bixiyay magaca Hooyadda Computerka.

Leave a Reply