Hoos U Dhac Laga Cabsi Qabo Inuu Ku Yimaado Saliida Dalka Algeria Dibada U Dhoofiso

0
346

Dadka ka faalooda arimaha dhaqaalaha ayaa sheegay inuu hoos u dhac baaxad lihi soo waajahaayo waxsoosaarka saliida dalka Algeria halka ay siyaasiyiin dalkaasi ahi ku macneeyeen hoos u dhac ku yimaada saliida dalka Algeria uu la mid yahay dhul gariir ku dhuftay dalkaasi.
Hoos u dhaca ku yimid qiimaha saliidda ayaa walaac baahsan ku abuuray dalka Algeria, iyadoo dhaqaalaha dalkaasi uu ku tiirsanyahy dhaqaalaha saliid.
Dhoofida saliida dalkaasi ayaa dhaqaalaha wadankaasi ka ah 60%  dhaqaalaha wadankaasi, hoos u dhacan ayaa la saadaalinayaa haddii uu sidan kusii socdo inuu dhaawac badan u gaysan doono dhaqaalaha dalka Algeria.
 

Leave a Reply