Shirkadda Google Oo Qorshaynaysa Inay Xidho Adeegyada Wararka Ee Dalka Spain

0
358

Shirkadda Google qaybteeda baahisa wararka ee dalka Spain ayaa diyaarinaysa qorshe ay ku doonayso inay ku joojiso baahinta wararka dalka Spain, ka dib markii dalkaas laga meel mariyay sharci dabraaya baahinta wararka taas oo sharkadda Google ay wargeysyada dalkaas kasoo baxaa ku eedeeyeen inay baahiso warar ay iyagu qoreen oo aanay u haysan wax rusqad ah anma fasax ah taasina ay wax u dhintay waxsoosaarkooda oo ay dad badani iska daayeen iibsiga wargeysyada maadaama oo ay wararkii si lacag la’aan ah uga helayaan Google arintaasina ay dhaawac weyn u gaysatay dhaqaalahooda.
Richard oo ah madaxa adeegga Google News ayaa sheegay in uu blog on Wednesday, “Waa wax laga xumaado run ahaantii in ay dalka Spain uu xayiraado noocan oo kaleeto ah ee sharkadda Google News lagu beegsanaayo, iyadoo lacag kusoo rogtay inay Google News ay bixiso marka ay daabacayso wararka dalka Spain.
 
 

Leave a Reply