Mar Kasta Dhinaca Wanaagsan

0
404

Muuqaalka dadka sida uu u kala duwan yahay ayay u kala duwantay dabcigooda gaarka ah. Waxa jira dad aan waanaag arag, oo mar kasta dhinaca xun wax ka eega (pessimist).
Markii uu curiyay Robert Fulton doonadii uumiga ka shaqaynaysay (Steamboat) ayaa bulshadiiย  u sheegay in beri isugu yimaadan webiga dacalkiisa si ay u arkaan doonida socodkeeda. Dadkii ka soo qayb galay waxa ka mid ahaa nin dhinaca xun wax ka eega. Markaasi ayuu yidhi โ€œ Doonidaasi ma istaadhmi doontoโ€. Markii ay istaandhatay ayuu haddana yidhi โ€œ Doonidan ma dhaqaaqi doontoโ€. Markii ay dhaqaaqday ayuu haddana yidhi โ€œ Bal waa taasi yaa joojin doona?โ€.
 

Leave a Reply