Farxadda oo ku soo Badatay Adduunka

0
396

Daraasad caalami ah oo lagu sameeyay farxadda adduunka ayaa mujinaysa in todobaatan boqolkiiba dadkii su’aalaha la waydiiyay oo kala jooga lixdan iyo shan wadan ay sheegeen in ay ku faraxsanyihiin noloshooda.
Taasina waxa ay boqolkiiba toban kabadantahay tiradii sanadkii hore.
Wadanka Fiji ayay u muuqataa in uu noqday wadanka ugu farxadda badan adduunka, Ciraaqna waxa ay noqotay wadanka ugu farxada yar dunida oo dhan.
Marka la isku qabto qaaradahana Afrika iyo Aasiya ayaa ugu farxad badan.

Leave a Reply