Tuug Deeq Siiyay Hay’ad Samafal

0
411

Sida ay qoreen wargeysyada dalka Malta tuug xaday bakhaar ay lahayd hay’ada samafal oo dalkaasi ka shaqaynasy aya usoo celiyay lacagtii iyo alaabadii kale ee uu xaday isagoo soo raaciyay warqad raali gelin ah iyo kaalmo tabaruc ah oo dhan 50 Euros .  Hay’adda oo soo saartay qoraal saxaafadda loogu talo galay oo laba bog ah ayay ku cadaysay in ninkan tuuga ahi  uu aad u khajilay markii uu ogaaday in hay’adu ay dadka kaalmayso.  Leno Mintov oo ah madaxa hay’adda aya isna sheegay iny yaab tahay arintani waxase kaba sii yaab badan  ayuu yidhi sida uu ninkani uga qayb qaatay samfalka hay’adda ee uu bixyay tabaruca.

Leave a Reply