Dawlada Shiinaha Oo Noqotay Dawlada Ugu Badan Oo Soo saarista Quwada Biyaha

0
405

Dawlada Shiinaha ayaa la sheegay inay tahay dawlada ugu balaadhan ee soo saartay tamarta biyaha laga sameeyo waxaana lagu qiyaasay inay soo saarto saacadii 898.9 Million oo kilowatt.
Waxay waxsoosaarkan kazoo saartaa mid ka mid ah dhaamamka biyaha eek u yaala wabiga lagu magacaabo River Yangtze. Waxayna sidan ku noqotay warshada ugu waxsoosaarka badan ee warshadaha laydhka ka shida biyaha ee aduunka, waxaana la saadaalinayaa inay wfaa’iidada sharkadani ay kor u kici doonto iyo waxsoosaarkeeduba. Waxay sidan oo kale warshadani ay ku leedahay wadamo badan qaybo waxsoosaar sida dalalka Brazil iyo Uruguay.

Leave a Reply