Harimacad 20 Ilbidhiqsi ku qabtay Deero

0
429

Sida uu daabacay Wargeyska Daily Mail shalay Harimacad gaajaysan ayay ku qaadatay 20 ilbidhiqsi inuu afgembi u tuuro isla markaan qabsado, Deero uu ugaadhsanayay oo ka baxsanaysay sii ugu gaajo baxo. Sawirkan waxa qaaday dalxiise Ingriis ah oo lagu magacaabo Cavin Wilson oo dalka Nambiya joogay, kaasi oo si kedis ah ula kulmay Harimacdaka oo gaadayay Deerada.
 

Leave a Reply