Baraf Bariga Dhexe Dad Ku laayay

0
331

Barafka iyo qabowga xiligan jiilalka ka dhacaya bariga dhexe ayaa galaaftay qaxootiga Suuriyaanka ah dad badan oo ka mid ah.
Qaxootigan oo magan geliyo u tegay dalka Labnaan ayaa kala kulmay wakhtigan nolol adag  oo aanay dabooli Karin baahiyaha asaasiga oo ay ka mdi yihiin iska caabinta qabawga barafka ee ay banaanada u jiifaan.
Sawiraka waxa muujinya Aabo Suuriyaan ah oo wiil uu dhalay oo u dhintay qabawga dhacaya awgeed maydkiisa sida si uu u aaso.

Leave a Reply